Jacbur: Kediye
Gabay / Jaamac K. Cilmi

Jacbur: Kediye

Gabaygan soo socda waxa uu tusaale fiican u noqonayaa maansooyinka an ku khasbanayn tibixqaarraanta amma qaafiyadaynta buuxda. Sida buraanburka oo kale, gabaygani ma laha tibix gaar ah oo ay (ereyo dooran) meerisyadiisu ku duluc-dhabanyihiin—min billow, illaa iyo dhammaad. Hasayeeshee, farqiga gabaygan iyo buraanburka u dhaxeeya ayaa wuxuu yahay in buraanburka uu leeyahay tuduc amma xirmo … Sii akhri

Jaamac K. Cilmi / Masafo

“Soomaali baan ahay…”: Jaamac Kediye Cilmi

Ramadaan Kariim Inkastoon isku mar halakan lagaga wada warami karin abwaanada ummadeena suugaantooda ugu digtay, tustayna waddada ku haboon ee loo marayo nolosha farxada iyo raynrayntu tahay, haddana waxaa inoo furan kolba abwaanka aan suugaantiisa hayno inaan idiin soo daabacno, oon isla wada dhugano. Markanna waxay diirradu qabatay abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo isagu ka … Sii akhri

Jaamac K. Cilmi / Masafo

“Bal car sheega…”: Jaamac Kediye Cilmi

Ramadaan Kariim Shaqsiyaadka suugaanta, siiba maansadu, ay lafta iyo dhuuxa jibaaxday ayaa iyagu si taxaddar leh u daalacshay ceebta ummada Soomaaliyeed haysatay, haysatana maanta — kana faallooday cawaaqib xumadu inay gudaha ummada ka aloosanto. Waxaa maansoyahannadaa kamida abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo hoga-tuska murtidiisu ka weecweecan danaha guud ee ummada Soomaaliyeed — kana kaaftoomay hoggaga ba’an … Sii akhri