Heello / Yuusuf X. Aadan Qabile

Hadmay isu Hiilin Doonaan?

Berigii dhawayto ee ay Itoobiya daf tiri kuna fogaatay dalka, ee ay illaa Xamar jaqaafisay, siina dhaaftay, ayaan is weydiiyay, “Ba’aa, illeen Itoobiya awel ba way i haysatay, oo maxaan xasuusta uga gooyay tan?” Waxaan illowsanaa in Daraawiishtu aysan Ingiriis iyo Talyaani uun la dagaallamine ee ay Itoobiyana la dagaallameen; oo ay kula dagaallameen haysashada dalkayga! Ka … Sii akhri

C/laahi M. M. X. Qarshe / Heello

Heesta Calanka: Qarshe

Waxa jira maansooyin badan oo loo allifay calanka cirka u eg ee Soomaalinimeed; maansada (heesta) ugu caansan ee calanka loo sameeyayna waa heestan “Qolaba calankeed” ee uu hal-abuuray (AUN) Xuseen Aw-Faarax 1955tii, uuna qaaday (AUN) C/laahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe)¹. Lana soco, in, calanka laftiisa la hir-geliyey 12 October, 1954². Akhris wacan: qoloba calankeedu waa caynoo innaga … Sii akhri