Hoyal / Saciid Maxamed (Harawo)

Gura-yare Dameerkaygow!

Hobwaan Siciid Maxamed Cali (Harawo) waa dalti Soomaaliyeed. Heesihiisa faraha badan marka loo noqdo, waxaa inoo soo baxaya dugsiga daltinnimada ee Soomaaliyeed iyo waliba dugsiga jacaylka ee Soomaaliyeed (DJS)! Ka hore, waa dugsiga ay aasaaska u yihiin: 1) Dareen-saafan iyo 2) Dabuub daltiyeed. Hobwaanku wuxuu halabuuray, oo laxameeyay heeso badan oo ay daltinnimo ku noolaato, … Sii akhri

Cali Mire Cawaale / Hoyal

“Soomaaliyeey Toos”: Mire

Maansada jiiftada ah (jiibinteeduna la nudda ah heesta-cawska),  ah heesta qaranka, caankana ah ee “Soomaaliyeey toos” waxa hal-abuuray Abwaan Cali Mire Cawaale sanadku markuu ahaa 1947. Dhagayso waayaha “runta” ah ee maansada “Soomaaliyeey toos,” iyada oo uu Abwaanka curiyey ka faalloonayo sababaha ku kallifay curinta maansada. Sidoo kalena qoraalka maansadan akhriso. Soomaaliyeey toosoo toosoo isku … Sii akhri