Cali C. Af-yare / Gabay

“Gobannimo”: Cali Cilmi Afyare

Sannad Wanaagsan Ayaan Eebbe Ka Doonnay (Sannadka 1430: Muxarram 01) Cali CIlmi Allahaw naxariistee waxa uu kamid ahaa abwaannada danta guud ee Soomaaliyeed murtidooda dawga toosan ugu tilmaamay, islamarkaasna ka sii faallooday in hoogga Soomaalidu cagaha ku hayey colaada ay qabyaaladdu sababtay. Gabaygan aannu ka soo xullanay (AUN) gabayada Cali Cilmi ee faraha badan waa … Sii akhri