Duug / Idiris M. Cali

Darkanow!

Maansada soo socota ee uu magaceedu yahay “Darkanow” waxa ay jalleecaysaa mashaqada ku habsatay Soomaali sanadihii labaataanka ahaa ee tegay. Waa isweydiine, Soomaalidu miyey ka daashay is dilid iyo dawdarro? Miyey ka yaqyaqsootay: is boob iyo hoggaan xumo? Miyey ka garaadogoysay damac iyo kala dudis? Miyeyse ka kortay dabadhilifnimo iyo u adeegista danayste arxangoys ah? Haddii … Sii akhri