Idiris M. Cali

“Qoladii xagluhu ay dabcaan, Xays-balow di’iye” ayuu Dhoodaan mariyey. Sidaas oo kale, qoladii dagaal lagaga adkaado waxa ugu xun ee ay filataa waa taariikhdeeda oo laga “fara-xumeeyo.” Bal AKHRISO maqaal qiimo leh, oo si wacan u soo koobaya sida uusan Tooni Balayr sinnaba uga gal-galan karin aafadii uu Ciraaq ka geystay! Gaar ahaan dhugo kalmaddan uu qoruhu deexashada Tooni Balayr ku tirtiray: “For [Blair] to compare Iraq’s economy today with the ruins to which he had helped reduce it by the eve of the invasion is the rhetorical equivalent of a man who strangles a child, violates his mother and then brags about the health of the new baby he has helped her conceive.” – Muxammad Idriis Axmad.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s