Dooddan waxa ay u dhaxaysaa labada macallin ee ay baadhistoodu ina fahansiisay, illaa xad, mucda Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. Akhriste, adiga oo aan u kala garqaadin labada gar ee doodda; adiga oo aan guusha ku talbiisin macallina, oo aan isku hawlin la jeclaysiga martabada “Aabbaha MMS” macallina, si deggan u daalaco muuqaalladan:
Q-1
Q-2
Discussion
No comments yet.